SOMALI: OGAYSIIS MUHIIM AH: MENTHOLATUM COMPANY, LIMITED
Ogaysiiskaan waxaa loo sameeyey guud ahaan dadka soomaaliyeed gaar ahaan cid walba oo ku dhaqan Somaliland, waxay shirkada Mentholatum Company, Limited, taas oo ku dhisan sharciyada dalka Scotland: Ciwaankeduna yahay 1 Redwood Avenue, Peel Park Campus, East Kilbride, G74 5PE, Scotland, cadeynaysaa inay tahay mulkiilaha iyo ikhtiraacaha calaamad ganacsiyeedka hoos ku xusan;