SOMALI: SOMALILAND: OGAYSIIS MUHIIM AH: NATIONAL PAINTS HOLDINGS LTD
Ogaysiiskaan waxaa loo sameeyey guud ahaan dadka soomaaliyeed gaar ahaan cid walba oo ku dhaqan Somaliland, waxay shirkada National Paints Holdings Ltd. Oo ku dhisan sharciyada Iskutaga Imaaraadka Carabta, ciwaankeduna yahay: Unit P7A-09 Level P7, Park Towers, Dubai International Financial Centre, Dubai, United Arab Emirates, cadeynaysaa inay tahay mulkiilaha iyo ikhtiraacaha calaamad-ganacsiyeedk