SOMALI: SOMALILAND OGAYSIIS CALAAMAD-GANACSI: NICOVENTURES HOLDINGS LIMITED
Ogaysiiskaan waxaa loo sameeyey guud ahaan dadka soomaaliyeed gaar ahaan cid walba oo ku dhaqan Somaliland, waxay shirkada Nicoventures Holdings Limited. Ciwaankeduna yahay: Globe House, 1 Water Street, London WC2R 3LA, United Kingdom, cadeynaysaa inay tahay mulkiilaha iyo ikhtiraacaha calaamad-ganacsiyeedka hoos ku xusan;